Talo iyo taageero

 
Tips och stöd

Markaad koorsada hanuuninta bulshada dhameysato ayaad wax badan ka baratay xuquuqdaada iyo waajibaadka Iswiidhan iyo sida Iswiidhan iyo degmadaadu ay u dhisan tahay ee ay u shaqeyso. Waxaad sidoo kale aqoon ka heshay fursadahaaga shaqada iyo waxbarashada iyadoo aad heshay qalab aad si ka weyn uga qeybqaadato bulshada Iswiidhan.

Waxaad godka dhanka midig ka heleysaa macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan halka aad aadi karto si aad u hesho caawimo iyo taageero tusaale ahaan khuseeya inaad barato luqada iswiidhishka iyo inaad wax dheeraad ah ka sii ogaato sida ay bulshada iswiidhishku u shaqeyso.

RSS
Follow by Email
Facebook
Twitter