Informationsverige

Bogga internetka ee informationsverige.se ayaa aha xarun ka wada dhaxeysa maamul goboleeyada (Länsstyrelserna) oo uu ku jiro macluumaadka bulshada oo loogu talogalay dadka cusub. Waxa halkaan ku yaala warbixin bulshada Iswiidhishka ku saabsan, oo la mid ah dhamaan waxaad ku baratay hanuuninta bulshada. Waxa sidoo kale xaruntu bixisaa macluumaad tusaale ahaan ku saabsan shaqada, tusaale ahaan, shaqada, guryaha iyo wakhtiga firaaqada.

Waxa bogga internetka lagu turjumay dhowr luqadood oo kala duwan. Waa maamul goboleedyada cida bogga wada ee horumarisaa.

Waxa bogga internetka laga helayaa caawimo si loogu barto Iswiidhishka iyo jedwal waxqabadyada oo loogu talogalay waxyaalaha kala duwan ee dalka laga helaayo.

Bogga internetka ee maamul goboleedyadu waa informationsverige.se

RSS
Follow by Email
Facebook
Twitter