01
Hanuuninta Dadweynaha
 
02
Ku soo dhawoow Iswiidhan
 
03
Shaqada iyo Waxbarasho
 
04
Dimuqraadiyada iyo ka qeybgalka
 
05
In Iswiidhan lagu noolaado
 
Talo iyo taageero
 

Filmen om samhällsorientering finns på 10 språk. Dessa språk är arabiska, engelska, persiska, ryska, somaliska, spanska, svenska, thailändska, tigrinja och turkiska. Du kan se alla filmerna på YouTube.

Ku cusub Gobolka Stockholm

Boggan waxaa loogu talagalay dadka ku cusub dalka Iswiidan ee ku nool gobolka Stockholm. Xarunta wacyigalinta bulshada ee gobolka Stockholm oo ka dambeysa bogga internetka, ayaa hoggaamisa koorasyada barashada bulshada ee luqadda hooyo ee ku saabsan bulshada Iswiidhishka ah. Muddada 100 saacadood waxay dadka soo galootiga cusubi baran doonaan sida bulshada Iswiidhan u shaqeyso iyo xuquuqdooda iyo waajibaadka.
Qayb ka mid ah macluumaadka koorsada waxaa sidoo kale laga heli karaa bogga internetka luqadaha iswidhishka, ingiriiska, carabi, faarsi, tigrinya iyo soomaali. Xulo luqad adiga oo gujinaya meesha luqadaha ee bogga qaybtiisa sare. Nala soo xidhiidh haddii aad su’aalo qabto ama aad rabto macluumaad dheeraad ah:

RSS
Follow by Email
Facebook
Twitter