In Iswiidhan lagu noolaado

Att leva livet i Sverige
 
Qeybta ugu dambeysa ee koorsada hanuuninta bulshada ee gobolka Stockholm, ayaad heli doontaa fursad aad qoyska iyo xiriirka kaga hadasho. Waxaad heli doontaa aqoon ku saabsan waxa uu sharcigu dhigaayo ee tusaale ahaan ku saabsan, guurka, doorka waalidka iyo dugsiyada Iswiidhan. Sharciga ayaa Iswiidhan dhammaan xuquuqda dadka ilaaliya. Waa inay carruurtu awoodaan inay koraan oo ay carruurnimo wanaagsan yeeshaan. Waxa waalidka laga filanayaa inay waxbarashada ilmaha iyo horumarkiisa ka qeybqaataan.

Tusaalooyin ka mid ah su’aalaha qeybtan koorsadan lagu soo qaato:

  • Muxuu sharcigu qoyska ka qabaa?
  • Maxay sinnaantu ka dhigan tahay?
  • Sidee ayuu dugsiga Iswiidhan u shaqeeyaa?
  • RSS
    Follow by Email
    Facebook
    Twitter