Dimuqraadiyada iyo ka qeybgalka

 

Demokrati och delaktighet

Waxaad koorsada qeybtan ku baran doontaa aqoon ku saabsan sida go’aannada baarlamaanka iyo degmada loo gaadho iyo sida aad adiga laftaadu bulshada uga qeybqaadan karto ee aad waxna ugu soo kordhin karto. Waxaad sidoo kale wax dheeraad ah baran doontaa sida aad wax uga qeybqaadan karto degmadaada iyo waxqabadyada ururada/jaaliyadaha. Waxaad sidoo kale koorsada aad sameyn doontaan wadahadal ku saabsan xorriyadda hadalka iyo xuquuqda aadanaha.

Tusaalooyin ka mid ah su’aalaha qeybtan koorsadan lagu soo qaato:
• Sidee ayaa Iswiidhan loo maamulaa?
• Maxaan samayn karaa si meesha deganahay aan uga qeybqaato?
• Sidee ayaa shirkad loo bilaabaa?

Waxaad godka dhanka bidix ka helaysaa macluumaad dheeraad ah iyo linkiyo qeybo ka mid ah waxyaalaha lagu soo qaadanaayo koorsada qeybtan lagu soo qaadanaayo.
 

 




RSS
Follow by Email
Facebook
Twitter