Sinnaanta
(Jämställdhet)
Sinnaantu waxay ku saabsan tahay in dumarka iyo raggu ay helaan suurtogal, xaq iyo waajibaad ay u siman yihiin oo la xiriirta dhinacyada nolosha ee kala duwan. Arrintaasna waxaa xakamaynaya shariciga ka hortaga cunsuriyadda.
Tusaalooyin ka mid ah hawlaha sinnaanta;
- Ka hortagga ragga gacanta ula tagaya dumarka
- Ka hortagga dumarka jidhkooga iibiya iyo ka ganacsiga dadka
- Horumarinta caafimaadka haweenka
- Dhiirigelinta sinnaanta mushaharka
- Dhiirrigelinta sinnaanta dugsiga