Covid-19
Covid-19
Macluumaad ku saabsan fayruska Korona oo ku qoran luqado kala duwan, ayaa ku yaal bogga internetka ee Hay’adda Caafimaadka Bulshada
Khadka telefoonka ee ku saabsan Korona oo ku qoran luqado kala duwan
Dadka asal ahaan ka soo jeeda ajaanibka ayaa wici karaan khadka telefoonka si ay caawimo luqado kala duwan ugu helaan. Waxaad caawimo ku heli kartaa Carabi, Soomaali, Faarisi, Daari, Tigrinya/Habashi iyo Ruush. Waa xidhiidhiyayaasha caafimaadka ee ka tirsan Xarunta Transkulturellt cida jawaabaysa su’aalaha guud ee Korona ku saabsan.
Bogga internetka ee Transkulturellt centrum
Hur samhällsorientering påverkas av Corona
Nyheter om hur kurserna i samhällsorientering i Stockholms län påverkas av Corona.
Texten är på svenska.