Is diiwaangelinta koorsada

Anmälan till kursen

 

Haddii aad rabto inaad ka qeybqaadato barnaamijka taabo gelinta ee xafiiska shaqada, ayaa markaa kaaliyaha kiis ee jooga xafiiska shaqada ama shaqaale ka tirsan degmadu uu koorsada ku diiwaan gelinayaa.

Haddi aad tahay qoys ahaan lagu keenay ayay degmadu tahay cida ka mas’uulka ah inay ku qorto hanuuninta bulshada.

Miyaad rabtaa inaad hanuuninta bulshada dhigato?
E-mayl u soo dir xafiiska guud ee degmada, ciwaanka e-maylku waa sam@edu.stockholm.se

RSS
Follow by Email
Facebook
Twitter