Waxbarashada

(Utbildning)

Waxaad koorsada hanuuninta bulshada ka baran kartaa waxyaalo dheeraad ah oo ku saabsan sida waxbarashada carruurta iyo dadka waaweyni ay Iswiidhan u shaqeyso. Waxa ay sidoo kale koorsadu ku saabsan tahay sida loo tarjumo ee loo qiimeeyo shahaadooyinka ajaanibka, fursadaha ay dadka waaweyni haystaan ee ay ku deynsan karaan lacag si ay iskugu dabaraan xilliga ay wax barnayaan iyo sida waalidiintu waxbarashada carruurtooda uga qeybqaadan karaan.

Miyaanad garaneynin waxaad rabto inaad barato? Ha ku caawiyo la taliyaha waxbarashada iyo xirfada. Markaas aad wax dheeraad ah ka ogaan kartaa waxbarashada iyo dugsiyada kala duwan.

Degmadaada la xidhiidh haddii aad rabto inaad wax dheeraad ah ka ogaato waxbarashada dadka waaweyn, sida barashada luqada Iswiidhishka ee sfi-da, waxbarashada kuliyada xirfadaha ama komvux.

Waxaad godka dhanka bidix ka akhrisan kartaa fursadaha kala duwan ee waxbarasho ee gobolka Stockholm.

RSS
Follow by Email
Facebook
Twitter